Qaabeynta Shaqada iyo Shaqaalaha (qaybta Koowaad)

12226785_10208143644208614_1361448636_n
Bani aadamku siduu u yahay udub dhexaadka aduunyada jiritaankeeda, una yahay ka alle u abuurey aduunyadan, ayaa haddana waxa alle ku cadeeyey quraankiisa in ay dadku  dhexdooda cadaalad iyo wada noolaansho iyo is idhex gal, is qadarin , iyo taageeridba ka jirto dhexdooda. Intaas oo dhan iyadoo ay jirto ayaa marka loo yimaado shaqo ama shaqaale ay leeyihiin shuruuc caam ah, oo la isla garanayo iyo kuwo...


Aasaaska Wadaniyada

12226785_10208143644208614_1361448636_n
Aasaaska Wadaniyada Wadaniyada 1.1 Macnaha guud ee wadaniyada Wadaniyad sideedaba waxa wax ka yidhi dad badan oo loo tuhmay aqoon iyo waayo aragnimo dheer Siyaabo kala duwana u macneeyay. Hadaan soo qaato in ka mid ah, waxa lagu sheegay inay tahay barashada cilmi bulsho kaas oo la baranayo gaar ahaan xaquuqda uu leeyahay inuu helo (rights) iyo masuuliyada (responsibility) qofka muwaadinka ah....


Ganacisiga iyo Doorka Maal-galintu/Investment ku ka ciyaarto

invest
Ganacsigu Waa Maxay? Ganacisga ama Waxa luuqada englishka lagu yidhaahdo Business waa is dhaafsasho laba qiime, amaba laba shay, waxaad aragtay markasta oo wax aad iibsanayso waxaad bixisaa lacag waxna waad soo qadataa kale oo ah waxa aad iibsatay. Dhan kale hadii laga eego waxa ganacsiga lagu qeexi karaa dhaq dhaqaaq kasta oo ujeedadiisu tahay in laga heli faa'iido (profit). Ganacsiga iyo Maal-Galinta...