Warning: strpos(): Empty needle in /hsphere/local/home/aaalvu7/aqoonyahan.net/wp-content/themes/aqoonyahan/index.php on line 4 Business & Administration | Welcome To Aqoonyahan

Qaabeynta Shaqada iyo Shaqaalaha (qaybta Koowaad)

12226785_10208143644208614_1361448636_n
Bani aadamku siduu u yahay udub dhexaadka aduunyada jiritaankeeda, una yahay ka alle u abuurey aduunyadan, ayaa haddana waxa alle ku cadeeyey quraankiisa in ay dadku  dhexdooda cadaalad iyo wada noolaansho iyo is idhex gal, is qadarin , iyo taageeridba ka jirto dhexdooda. Intaas oo dhan iyadoo ay jirto ayaa marka loo yimaado shaqo ama shaqaale ay leeyihiin shuruuc caam ah, oo la isla garanayo iyo kuwo...


Ganacisiga iyo Doorka Maal-galintu/Investment ku ka ciyaarto

invest
Ganacsigu Waa Maxay? Ganacisga ama Waxa luuqada englishka lagu yidhaahdo Business waa is dhaafsasho laba qiime, amaba laba shay, waxaad aragtay markasta oo wax aad iibsanayso waxaad bixisaa lacag waxna waad soo qadataa kale oo ah waxa aad iibsatay. Dhan kale hadii laga eego waxa ganacsiga lagu qeexi karaa dhaq dhaqaaq kasta oo ujeedadiisu tahay in laga heli faa'iido (profit). Ganacsiga iyo Maal-Galinta...


Ganacsiga iyo adeegsiga tiknoolojiyada casriga ah

ecommerce-volusion
Ganacsiga iyo adeegsiga technology yada casriga ahi waxay aad u socotay una sii kacaysay kor sanadahan dambe hadaba waa maxay faa iidada ganacsiga la adeegsanayo aalada loo yaqaan internet ka iyadoo loo isticmaalayo dari iqada loo yaqaan (world wide web ) ee loo soo gaabiyo (www)ka oo ah ta sahasha in ganacsade kastaa hada isku dayi karo inuu yeesho god uu ku iibsho ganacsigiisa halka uu markii hore ahayd...


Noocyada kala duwan ee loo qorshayn karo shaqaalaha kharashaadkooda?

12226785_10208143644208614_1361448636_n
Qaybta koowaad. Waxa in badan  aad maqashaa waa maamullida xooga awoodeed ama aqooneed ee shirkad la geliyo si looga helo midho dhal, ama waxa afka ingiriisiga loo yaqaan (Human resource management), laakiin habkani waa nidaam loo raaco dajinta kharashaadka shaqada iyo shaqaalaha, oo loo yaqaan (Human resource accounting) Sida la ogsoonyahay shaqaaluhu waa laf dhabarta shaqada, la aantoodna lama qaban...


Asaaska xeer hoosaadka shaqada iyo shaqaalaha:

12226785_10208143644208614_1361448636_n
Sida loogu baahan yahay in loo horumariyo ama loo wanaajiyo hab maamulka dakhliga iyo kharashaadka, looguna sameeyo hab qoraaleed sugan oo muddo dheer loo adeegsado, ayaa loogu baahan yahay in loo maamulo loona sameeyo, sharci iyo xeer sugan oo qoran, laysna waafaqsan yahay. Haddaba si aad u dajiso, u hagaajiso, ugu kalsoonaato, una dhiiri galiso, waxa muhiim ah inaad ka bilowda qodobadan hoos ku xusan:...