Aasaaska Wadaniyada

12226785_10208143644208614_1361448636_n
Aasaaska Wadaniyada Wadaniyada 1.1 Macnaha guud ee wadaniyada Wadaniyad sideedaba waxa wax ka yidhi dad badan oo loo tuhmay aqoon iyo waayo aragnimo dheer Siyaabo kala duwana u macneeyay. Hadaan soo qaato in ka mid ah, waxa lagu sheegay inay tahay barashada cilmi bulsho kaas oo la baranayo gaar ahaan xaquuqda uu leeyahay inuu helo (rights) iyo masuuliyada (responsibility) qofka muwaadinka ah....


sida loo qariyo file computerkada ku jira iyo sida dib loogu soo celiyo

hidden-files
Waliga ma jeclaystay ama ma ka fekertay in aad qariso folder ama file ku jira computer-kada sida Sawiro ama Do cuments kale oo sir kuu ah kaas oo aad jeceshahay in ayna arag cid kale. waxa aan qaybtan maanta idinku soo gu dbin doonaa habka loo qariyo folders ka iyadoo aanu gadaal idinka qori doono sida loo qarliyo file kaliya. qaybta maanta waxa ay khusaysa sida loo qariyo folders ka. 1- Sida Loo...